Somaliland oo beenisay warbixinta COVID-19 ee ay baahiso dowlada Somalia

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in cudurka Covid-19 uu ku soo laba kacleeyay, dadka xanuunka laga helayaana ay sii kordhayaan maalinba maalinta ka dambeysa. Agaasimaha Wasaaradda caafimaadka Somaliland Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa been abuur iyo tiro khaldan ku tilmaamay xog kasoo baxda Soomaliya oo ku saabsan dadka xanuunka laga helay oo ee ku sugan Somaliland. “Wax … Continue reading Somaliland oo beenisay warbixinta COVID-19 ee ay baahiso dowlada Somalia